Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waan-waan laga dhex wado xoolaley ku dagaallamay Gobollada Dhexe


Nabaddoon Asad Cartan Sheekhdoon wuxuu ka mid ah yahay nabaddoono baryahan ku howlanaa in ay dadka reer miyiga ah ee Goballada Hiiraan iyo Galgaduud kala hadlaan sidii ay isu nabad-galin lahayeen marka xoolo dhaqatada ay daaq u raadsadaan degaanno kale iyadoo inta badan dagaalada beelaha ay ka bilaabmaan isku dhacyada dadka reer guuraaga.

Wariyaha VOA ee Gobalada dhexe Xuseen Xasan Dhaqane ayuu uga waramay meelaha ay socdaalka ku tageen iyo xaalada degaanka sida ay tahay?

Nabadeynta beelo hore ugu dagaalamay Hiiraan iyo Galgaduud
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00


XS
SM
MD
LG