Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Faah-faahinta weeraro Shabaab ay ka geysteen Galgaduud


Maalmihii lasoo dhaafay maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa weerarro ka gaysatay degaanno ka mid ah maamul goboleedka Galmudug, gaar ahaan degaanka Shabeelow oo u dhow degmada Bacaadweyne, iyo weerar kale oo la sheegay maanta inuu ka dhacay degaanka Cada-Kibir.

Arrimahan ayaa Haaruun Macruuf oo ka waraystay wasiirka warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG