Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galgaduud: Isku day lagu qaboojinaayo colaad beeleed oo socda


Duqowda dhaqanka waxgaradka ku dhaqan meelo ka mid ah maamulka Galmudug ayaa wada dadaalo lagu qaboojinayo colaad ay 2 qof ku dhinteen 5 kalena ay ku dhaawacmeen.

Dhinaca kale waxaa degan xaaladda Shabeelow oo ay ku dagaalameen Shabaab iyo dad deegaanka ka mid ah.

Warbixintan waxaa kasoo direy Gaalkacyo wariyaha VOA Cabdi Waaxid Macalin Isaaq.

Isku day la doonayo in lagu qaboojiyo xiisado ka jira Galgaduud
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00


XS
SM
MD
LG