Qarax loo maleynaayo miino dhulka lagu aasay ayaa xalay fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho. Warar kala gaddisan ayaa ka soo baxaya khasaaraha uu dhaliyay qaraxaasi. Sahra Cabdi Axmed ayaa qadka telefoonka ee Muqdisho ku wareysatay Cabdicasiis Barrow, oo ah wariye ka tirsan VOA.
Facebook Forum