Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mudug: Dagaal culus oo dhexmaray dad shacab ah iyo Al-Shabaab


Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyooday, 6 kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal dhexmaray kooxda Al-Shabaab iyo dadka deegaan ka tirsan gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.

Dagaalku wuxuu bilowday Jimcihii ka dib markii malayshiyaad hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab, oo gacanta ku haysa qaybo ka mid ah gobolka, ay isku dheceen dadka deegaanka Shabeellow oo qiyaastii 20 km dhanka galbeed kaga beegan degmada Bacaadweyn, oo saldhig u ah qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.

Wariyaha VOA Cabdiwaaxid Macallin Isaaq ayaa warbixintan ka soo diray Gaalkacyo.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG