Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Doorasho noocee ah ayaa lagu heshiin karaa?


Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay xaaladda kala guurka siyaasadeed ee Soomaaliya ay gashay xilli ay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo aan qeyb ka aheyn shirkii Dhuusamareeb 3 ay haatan ku sugan yihiin Muqdisho.

Kulama kala duwan ayaa ka soconaya Muqdisho oo lagu gorfeynayo xal u helista kala duwanaanshaha doorashada 2020/2021-ka.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Maxamed Cabdulle.

XS
SM
MD
LG