Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta dhaqaale ee ay reebeen shirkadihii Forex ee burburay


Shirkadihii Forex-ka ee Soomaaliya dhawaanahan ka howlgalay ee xirmay, ayaa waxaa dhaqaale badan ku waayay kumannaan qof, kuwaasi oo wali ka soo kaban la’ dhibaatadii soo gaartay.

Dhaqaalayahannada ayaa ku talinaya in ay dadku ay ka feejignaadaan ganacsiyada dalka ku soo kordhaya ee aan salka adag ku taagneyn si aan dhibaato loogu geysan muwaadiniinta.

Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan noo soo diray.

Saameyntii dhaqaale ee shirkadihii burburay ee Forex
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00


XS
SM
MD
LG