Wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada dowlada federalka Soomaaliya ayaa shaqaale haga diyaaradaha usoo tababartay garoonka Shaati Gaduud ee magaalada Baydhabo.
Dayaaradaha isticmaala garoonka waxa haga hadda ciidamada AMISOM. Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ka soo direy magaalada Baydhabo.