Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiil Soomaali ah oo lagu diley Canada


Magaalada Winnipeg ee gobolka Manitoba ee dalka Canada, waxaa lagu dilay Allaha u naxariistee Maxamed Yuusuf Abiikar oo kamid ahaa dhallinyarada Soomaalida ah ee deggan Toronto.

Dilka marxuumka ayaa la sheegay inuu noqonayo kii 30-aad ee ka dhaca magaaladaasi sanadkan gudihiis. Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan soo direy.

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay Kanada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00


XS
SM
MD
LG