Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii DFS, madaxda maamullada Jubbaland iyo Puntland oo baaqday


Kulankii lagu waday in uu ku dhex maro magaalada Muqdisho madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamullada Jubbaland iyo Puntland ayaa baaqday.

Wadahadallada oo lagu waday inay xalay ka furmaan magalada Muqdisho ayaa u baaqday kadib sida la sheegay markii sharuuda iyo tabashooyin kala duwan ay soo jeediyeen madaxda labada maamul ee Jubbaland iyo Puntland.

Haddaba maxaa laga filan karaa wadahadaladaasi, maxaysan yihiin caqabadaha ku gadaaman shirkaasi? Waxaa warbixinta ku eegaya wariyaha VOA, Khadar Maxamuud Xareed, oo Nayroobi ku sugan.

Shirkii madaxda maamulada iyo Farmaajo oo baaqday
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:41 0:00


XS
SM
MD
LG