War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Sababta uu madaxweyne Farmaajo u magacaabi la' yahay RW

Muddadii ugu badneyd abid ayuu dalku yahay ra’iisul wasaare la’aan, waxaana dad badani ay isweydiinayaan sababta muddadaas ay u qaadatey.

Inkastoo aysan jirin sharci dhigaya in 30 cisho gudahood lagu soo magacaabo madaxa xukuumadda, haddana, waxa ay aheyd dhaqan muddo soo jirey in madaxweyne walba uu 30 cisho ku soo magacaabo ra'iisul wasaare.

Qeybtan hoose ka dhageyso warbixin ka hadlaysa arrintaasi iyo wareysi aynu la yeelannay guddomiyihii hore ee maxkamadda sare ee dalka, garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan.

Maxaa hortaagan madaxweyne Farmaajo in uu magacaabo RW?

No media source currently available


XS
SM
MD
LG