Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kismaayo: Olole lagu nadiifinaayo xeebaha iyo waddooyinka oo billowdey


Uuruada bulshada, maamulka degmada Kismaayo iyo wasaaradda deegaanka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka billaabay dadaallo ay ku nadiifinayaan xeebaha iyo waddooyinka magaalada Kismaayo.

Arrintaan ayaa ka dambaysay kadib markii waddooyinka iyo xeebaha magaaladu ay buux dhaafiyeen qashin iyo wasakh aad u tiro badan kuwaasvoo laga soo daabulay xaafadaha magaalada.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ka soo direy Nayroobi.

Dad is xilqaamay oo nadiifinaya xeebaha Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00


XS
SM
MD
LG