Magaalada Muqdisho waxaa maanta gaaray madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubaland oo iyagu ka maqnaa heshiiskii lagu gaaray shirkii Dhuusamareeb 3.
Madaxdan ayaa la filayaa inay kulamo la yeeshaan madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo mas’uuliyiin kale.
Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Cadulqaadir Maxamed Cabdulle.
Facebook Forum