Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Shaqaale loo tababaray hagidda diyaaradaha


Mogadishu Airport

Mas’uuliyiinta Soomaaliya ayaa sheegay inay waddaka kala geeyeen shaqaale loo tababary hagista diyaaradaha iyo bixinta adeegyada hawada ee diyaaradaha kuwaasi oo tababar ku jiray tan iyo bilowgii sannadkan.

Dhinaca kale, waxaa faahfaahin cusub laga helay waxa sababay diyaarad shil ku gashay garoonka magaalada Beledweyne bishii Juun ee sannadkan.

Arrimahan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay maareeyaha guud ee hay'adda duulista hawada Soomaaliya, Axmed Macalin Xasan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:45 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG