Magaalada Baydhaba waxaa lagu soo gaba-gabeeyey kulan looga hadlayey qoraalka sharciga naafada maamul goboleedka Koonfur Gabeed oo muddo afar maalmood ah socday.
Kulamadaasi ayaa looga hadlayay ogaanshaha fikradaha dadka naafadaha ah iyo dadka u ololeeya. Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan noo soo diray.