Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ileyska VOA: Xeerka Saxaadda Soomaaliya

Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamijka Ileyska VOA oo ku saabsan xeerka saxaafadda Soomaaliya ee uu dhawaan saxiixay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xeerkan oo ay doodo badan ay ka taagneyd, ayaa waxa barnaamijkan ku faahfaahinaya Maxamed Colaad Xasan.

This item is part of
XS
SM
MD
LG