Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kismaayo: Dad ku eedeysan ka ganacsiga xashiish iyo khamri oo la soo xirey


Ciidamada booliska degmada Kismaayo ayaa hawl-gallo lagu bartil-maameed-sanayay maandooriyeyaasha xashiishka iyo khamriga ka sameeyay xaafadda Calanleey ee magaalada Kismaayo.

Ciidanka ayaa hawlagaladaasi kusoo xirxiray dad gaaraya ilaa 20 ruux kuwaasoo lagu eedeeyay inay ka ganacsanayeen islamarkaana ay isticmaalayeen maandooriyaashaasi.

Isticmaalka maandooriyahaasi oo bilihii lasoo dhaafay ku sii faaafayay xaafadaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa sidoo kale ka wal-walsan odayaasha iyo dadka magaalada.

Wariyaheena Khadar Xareed ayaa warbixintan Nairobi nooga soo direy .

Kismaayo oo lagu soo qab qabtay dad la sheegey inay ka ganacsanayen maandooriyayal
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:28 0:00


XS
SM
MD
LG