War Deg-Deg ah

Somaliland: Xeerka doorashooyinka oo la hor-geeyay golaha wakiillada

Golaha wakiilada Somaliland ayaa shalay la hor geeyey xeerka doorashooyinka Somaliland, kaasi oo muddo la sugayay.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Golaha wakiilada Somaliland oo la hordhigay xeerka doorashooyinka

No media source currently available


XS
SM
MD
LG