MOGADISHU —
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno isugu jira ganaax iyo xarig ku ridday saraakiil ka tirsan dowladda federaalka ee Soomaaliya oo loo heysto lunsasho hanti dadweyne.
Xukunkan ayaa daba socda xukunno isbuucii tagay ay maxakamaddu ku ridday shaqaale ka tirsanaa wasaaradda Caafimaadka.
Wariyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.
Facebook Forum