Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Mas'uul mucaarad ah oo sheegay in la cabsi gelinayo


Wadani Party

Masuul ka tirsan xisbiga mucaaradka ee Wadani ee Somaliland oo maanta shir Ja’raa’id ku qabtay magaalada Hargeisa ayaa sheegay inuu caga jugleyn kala kulmay hay’adda dambi baarista Somaliland, si looga cabsi geliyo in uu dhaliilo xukumadda Somaliland.

Wariyaha VOAda Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan Hargeisa ka soo dirtay.

Mas'uul ka tirsan Wadani oo eedeeyey CID-da Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:37 0:00


XS
SM
MD
LG