Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falcelinta xeerka muranka dhaliyey ee saxaafadda


Falcelinta laga bixinayo xeerka cusub ee warbaainta Soomaaliya oo madaxweynaha uu saxiixay, kaasi oo shalay ay xukuumadda federaalku dhaqan galisay ayaa wali sii socota, iyadoo ururrada u dooda xuquuqda saxaafadda iyo xubno ka tirsan bulshada rayidka ay maanta shir ku leeyihiin magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku muujinayaan mowqifka ay xeerkan ka taagan yihiin.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xeerkan uu yahay mid ilaalinaya xuquuqda wariyaha iyo warbaahinta islamarkaana laga baddalay qodobo badan oo cabasho laga keenay.

Dhinaca kale, maamulka Galmudug ayaa noqoday maamulkii ugu horreeyay ee soo dhoweeya sharcigan, inkastoo maamulka Puntland uu si wey uga hor yimi.

Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab ayaa warbixintaan nooga diyaariyay.

Warbixin ku saabsan xeerka saxaafadda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:10 0:00


XS
SM
MD
LG