Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Farmajo oo saxiixay Xeerka Saxaafadda


Madaxweyne Farmaajo

Wasaaradda Warfaafinta ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweynaha Soomaaliya uu saxiixay sharciga cusub ee warbaahinta, kaasi oo ay soo ansixiyeen labada aqal ee Baarlamaanka.

Wasaaraddu waxay sharcigan ku tilmaantay mid lagu ilaalinayo xorryadda saxaafadda, hase yeeshee dadka u dhaqdhaqaaqa xorriyadda saxaafadda ayaa iyagu si weyn u dhalliilsan qodobo ka mid ah sharcgan.

Faahfaahinta ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Xoghayaha Guud ee Suxufyiinta Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Macallimu oo ka qaybgalay munaasabad loo sameeyey saxiixa xeerkaas.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:39 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG