Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Africa oo laga cirib-tiray cudurka Dabeysha


Cudurka Dabeysha ee Soomaaliya
Cudurka Dabeysha ee Soomaaliya

Qaaradda Africa ayaa shalay u dabaaldagtay, ciribtirka cudurka Daybeysha oo qaaradda fara ba'an ku hayay muddo aad u fog.

Dalka Nigeria ayaa ahaa dalkii ugu danbeeyay ee Africa ee cudurkani laga ciribtiro.

Haddaba Weriyaha VOA_da ee Muqdisho Cabdicasiis Axmed Barrow ayaa la kulmay Dr. Yaasiin Maxamed Nuur oo ah sargaal caafimaad oo ka tirsan Xarumaha Afrika ee la daggaalna xanuunka Polio ""Emergency Operations centers in Africa"waxa uuna ugu horreyn weydiiyay, muxuu yahay xanuunkan qaaradda laga ciribtiray?

Halkaan ka dhageyso wareysiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:20 0:00


XS
SM
MD
LG