Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland iyo Jubbaland oo ka arrinsanaya qodobadii Dhuusamareeb 3


Saciid Deni iyo Axmed Madoobe
Saciid Deni iyo Axmed Madoobe

Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa kulamo ku yeeshay magaalada Garowe. Kulamadooda ayaa ku saabsan go’aanka ay ka qaadanayaan kulankii dhowaan ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee ay labada maamul ka maqnaayeen.

Warbixintan waxaa magaalada Nairobi ka soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Kulamada Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ee Garowe
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00


XS
SM
MD
LG