Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Guddi shaaciyay waqtiga ay qaban karaan doorashada golayaasha


Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay inay doorashada baarlamanka iyo golayaasha deegaanka ku qaban karaan mudo 9 bilood ah. Hadalkaasi ayay guddigu ka sheegeen kulan ay shalay la yeeshen xisbiyada Somaliland. Wariyaheenna Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan noo soo direy.

Warbixin guddiga doorashada Somaliland oo sheegey inay 9 bil ku qaban karaan doorashada deegaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:13 0:00


XS
SM
MD
LG