Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Ammaanka Hir-Shabeelle


Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxay faah-faahin ka bixiyeen halka uu marayo baaritaanka la xiriira dhowr qof oo la sheegay in loo soo qabtay dilka wasiirkii beeraha ee maamulkaasi, Cabdulqaadir Karaani.

Qaar ka mid ah falanqeeyayaasha ammaanka Soomaaliya ayaa ka digaya xaaladda nabad-gelyada dowlad goboleedkaas oo ay sheegeen in seddexdii sano ee lasoo dhaafay uu hoos u dhacay, xilli Jowhar lagu wado in lagu qabto doorashada Hir-Shabeelle. Cabdicsiis Barrow ayaa warbixintan noo soo diray.

Warbixin: ammaanka Hirshabelle
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:51 0:00


XS
SM
MD
LG