Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixiin ku saabsan xaaladda Afgooye kadib fatahaaddii adkeyd


Magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa galaysa weji cusub oo ay kaga soo kabanayso fatahaadihii dhowaan ku dhuftay, inkastoo goobo badan ay weli go’doon ku sugan yihiin.

Mas'uuliyiin heer federaal iyo gobol ayaa ballan-qaaday kaalmo dheeraad ah. Faahfaahinta wararkii ugu dambeeyey ee fatahaadda Afgooye waxaa inoo haya Mukhtraar Maxamed Catoosh.

Warbixin: Waa sidee xaaladda degmada kadib fatahaadii dhawayd?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00



XS
SM
MD
LG