Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn: Caweyska Washington


Caweyska
Caweyska

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid tahay xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga, iyo kaalmihii heesaha.

Xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga waxaa marti ku ah Abwaan Cabdiqani Xaaji Oktoobar oo ah hal abuure ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Waana qeybtii 2aad ee wareysiga Abwaan Cabdiqani uu siiyay Barnaamijka Caweyska Washington.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Dhageyso Barn. Caweyska
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:23:05 0:00


XS
SM
MD
LG