Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee loo hirgelin karaa heshiiskii Dhuusamareeb?


Shirkii Dhuusamareeb 3 ee shalay lagu soo gabagabeeyey magaalada Dhuusamareeb ayaa madaxdii ka qeyb gashay waxa ay soo saareen heshiis ay ka gaareen hannaanka doorashada ee dalka.

Shirka ayaa waxaa ka maqnaa maamullada Jubbaland iyo Puntland, kuwaasi oo natiijadii ka soo baxay ku tilmaamay mid aaney qeyb ka aheyn.

Haddaba, qodobaddii ka soo baxay shirkaasi sidee lagu hirgelin karaa? Sideese loogu qancin karaa dhinacyada ka maqan si loo helo doorasho ku dhacda wadar ogol?

Su’aalahaasi iyo kuwo kale ayuu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan waxa uu weydiiyey Cabdirashiid Khaliif Xaashi, Madaxa Machadka Cilmi Baarista ee Heritage ee fadhigiisu yahay Muqdisho.

Falanqeyn la xiriirta heshiiskii lagu gaaray Dhuusamareeb
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:11 0:00


XS
SM
MD
LG