Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubbaland iyo Puntland oo caddeeyey mowqifkooda heshiiskii Dhuusamareeb 3.


Warsaxaafdeed ay si wadajir ah u soo saareen maamullada Jubbaland iyo Puntland ayey kaga hadleen sida ay u arkaan kulankii dhowaan ku soo gabagaboobey magaalada Dhuusamareeb iyo warmurtiyeedkii ka soo baxay.

Labadan maamul ayaa ka baaqsaday ka qeybgalka wajiga saddexaad ee shirka Dhuusamareeb oo ay ka qeybgaleen madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxweynayaasha maamullada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle. Shirka ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay guddoomiyaha goblka Banaadir.

Warbixintan waxaa noo soo koobaya Nuux Muuse Birjeeb.

Mowqifka Jubbaland iyo Puntland ee heshiiskii Dhuusamareeb 3
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:08 0:00


XS
SM
MD
LG