Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Doorka beesha caalamka ee siyaasadda Soomaaliya


Shirka Dhuusamareeb 3 oo qodobbo ay dhinacyadu ku heshiiyeen, ayaa waxa uu imaanaya iyadoo beesha caalamka ay walaac ka muujisay ka maqnaashiyaha shirka ee madaxda Jubbaland iyo Puntland.

Golaha ammaanka ee QM ayaa wakiilka xog-hayaha guud ee QM arrimaha Soomaaliya u qaabilsan, James Swan ka dhageystay xaaladda dalka uu marayo.

Haddaba, VOA ayaa xalay intii aan shirka Dhuusamareeb-3 heshiiska laga soo saarin, dood dhex dhigtay xildhibaanno iyo aqoonyahan falanqeynaya siyaasadda dalka iyo doorka beesha caalamka. Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadkana qodobkaasi ayuu ku saabsan yahay.

Seynab Abuukar Maxamed ayaa Muqdishu ka soo dirtay.

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:27:53 0:00


XS
SM
MD
LG