Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Australia: Soomaalida oo lagu wacyi galiyo inay iska baaraan COVID19


Gobolka Vctoria ee dalka Australia ayaa noqday gobolka ugu badan ee dadka kunool uu soo rito cudurka Covid-19, waa gobolka keliya xayiraadda adag iyo bandowga weli saaran.

Soomaalida ku dhaqan dalkaasi ee uu cudurka ku dhacay ayaa loo fidiyay adeeg bilaash ah oo guryahooda loogu geeyo cunnooyinka. Waxa sidoo kale dadka lagu wacyi galiyaa inay iska baaraan cudurka haddii ay isku arkaan calaamadaha cudurka Covid19.

Warbixin arrintan la xiriirta waxa soo direy wariyaha VOA Ibraahim Baafo.

Warbixin Soomaalida COVID19 ee Australia
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00


XS
SM
MD
LG