Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka iyo Qoyska: Xaliimo Sheekh Maxamuud "Xaliimo Kaaraan"


Xaliimo Kaaraan

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saasban yahay haweenka iyo shaqo abuurka. Waxaanan si gaar ah ugu soo qaadanayaa sheekada Xaliimo Sheekh Maxamuud "Xaliimo Kaaraan" oo ka mid ah dumarka hormuudka u ah jaaliyadda Somalida ee wadanka Australia.

Dhageyso barnaamijka oo ay soo diyaarisay Caasho Ibrahim Aden (Caashocuud)

please wait

No media source currently available

0:00 0:12:45 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG