Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hir-Shabeelle: Dad loo soo xir xirey falal amni darro ah


Ciidamada booliska Hirshabelle iyo kuwa militariga ayaa howl-galo ka wada magaalooyinka Baledweyne iyo Jowhar oo falal amni darri ah ay ka dhaceen.

Baladweyne waxa ka dhacay qarax lala eegtay garoon ciyaar kubadda cagta ah ay ka socotay, iyadoo Jowhar-na ay lagu dilay wasiir ka tirsan maamulka Hir-Shabeelle. Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan soo diray.

Howlgallo amni oo ka socda Jowhar iyo Baladweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00


XS
SM
MD
LG