Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Isbaddalka ku yimid qaababkii ay u shaqeyn jireen wargeysyada


Magaalada Muqdisho oo bari ay kasoo bixi jireen wargeysyo badan oo lahaa akhristayaal fiican ayaa waxaa hadda waxa kusoo haray tiro kooban oo ah wargeysyadaas. Soo saarayaasha wargeysyadan ayaa ka cabanaya akhristayaal la'aan xooggan oo haysata, maadaama ay saameyn ku yeelatay teknoolajiyada, gaar ahaa warbaahinta baraha bulshada.

Laakiin qaar kamid ah dadka ayaa qaba in wargeysyada ay suuq wanaagsan heli lahaayeen haddii ay dadka saameynta leh wax ku qori lahaayeen sida siyaasiyiinta, aqoonyahanka iyo dadka magaca leh, si u dhiganta habka ay saameeyaan wargeysyada dunida kale.

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin uu arrintaasi ku eegayo kasoo diray Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG