Dowladda Suudaan ayaa xilka ka qaaday af-hayeenka wasaaradda arimaha dibada ka dib markii uu baahiyay warar sheegaya in dowladaha Suudaan iyo Israel ay yeelanayaan xiriir diblomaasi ah oo rasmi ah.
Warkan waxaa Qaahira ka soo diray Xuseen Saxnuuni Cusmaan Xuseen.