Magaalada Muqdisho waxaa xalay lagu qabtay shir looga hadlayay sidii loo sugi lahaa amniga Muqdisho, ka dib markii maalmihii u dambeeyay ay qaraxyo iyo falal amni darro ka dhaceen magaalada.
Wariyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.
Facebook Forum