Wararka ka imanaya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in maanta toogasho lagu fuliyey laba nin oo lagu eedeeyey inay gaysteen falal kufsi ah oo lagula kacay carruur. Warbixintan waxaa Baydhaba nooga soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Facebook Forum