Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Dhuusamareeb 3 oo furmey, xilli maamulada qaar ay maqan yihiin


Shirka wadatashiga dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ayaa shalay ka furmay magaalada Dhuusamareeb iyadoo uu guddoomiyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Dhinaca kalena, maamullada Puntland aiyo Jubbaland ayaa soo saaray war saxaafadeedyo kala duwan oo ay ku eedaynayana madaxweynaha dawladda federaalka inuu meesha ka saaray xukuumaddi fulin lahayd heshiisyadii hore.

Puntland waxay codsatay in madaxweynuhu uu soo magacaabo Ra’iisul wasaare iyo inay beesha caalamka ay goob joog ka ahaato shirka. Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Dhageyso warkii ugu dambeeyay ee shirka Dhuusamareeb Seddax
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:42 0:00



XS
SM
MD
LG