Xiriirka guud ee ururka shaqaalaha dowladda oo ah urur madax-bannaan oo ay howshiisu tahay ilaalinta xuquuqda shaqaalaha ayaa guddoonka Golaha Shacabka kala hadlay taciyada xiligan kala guurka ah ay la kulmaan qaar ka mid ah shaqaalaha rayidka. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.