Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya weerarkii shalay ee Muqdisho


Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerarkii xalay maleeshiyashada Al-Shabaab ay ku qaadeen huteelka Elite ee ku yaalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Ciidamada amniga ayaa xalay soo gaba gabeeyey hawl-galka kadib markii ay dileen maleeshiyadii Al-Shabaab. Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan noo soo diray.

War dheerad ah weerarkii Liido
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:11 0:00


XS
SM
MD
LG