Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warkii ugu dambeeyay ee shirka Dhuusamareeb 3


15-kii bishan August ayaa la filayay in madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe ayisugu tagaan magaalada Dhuusamareeb oo lagu ballamey inuu ka dhaco shir lagaga arrinsanayo nooca doorasho ee Soomaaliya ka qabsoomaysa.

Waxaa haatan ku sugan magaalada Dhuusamareeb madaxweynaha dowladda dhexe Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo maamulada Hir-Shabeelle iyo Koofur Galbeed halka Galmudugna ay shirka martigelineyso.

Falastiin Axmed Iman ayaa warbixintan ku eegeysa arrimahaas.

Warbixin shirka Dhuusamareeb 3
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:41 0:00

Dhinaca kale, warsaxafadeed xalay ka soo baxay Puntland ayay ku dalbatay ka hor ka qayb galkeeda shirka Dhuusamareeb3 in marka hore la magacaabo reysal wasaare si loo helo xukuumad socodsiisa waxa lagu heshiiyo iyo ka qayb galka madaxda beesha caalamka. Nuux Muuse Birjeeb ayaa soo koobaya

Puntland oo shuruud ku xirtay ka qeyb galka shirka Dhuusamareeb 3
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:41 0:00


XS
SM
MD
LG