Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa laga fili karaa shirka Dhuusamareeb 3?


Dusamareb

Aragtiyo kala duwan ayaa qaar kamid ah xildhibaannada baarlamaanka ee Soomaaliya iyo xubno ka tirsan bulshada rayidka ay ka bixinayaan waxa laga fili karo shirka madaxda federalka iyo maamul gobooledyada dalka uga furmaya magaalada Dhuusamareeb.

Shirkan ayaa loo ballansanaa in maalintii shalay wajigiisa sadaxaad la isugu yimaado, hasa yeeshee baaqday. Haddaba, rajada laga qabo shirkan iyo waxa laga filan karo inay kasoo baxaan waxaa warbixintaan nooga diyaariyay, Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG