Guddoomiyaha Aqalka Saree ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeeyey Madaxweye Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu jebiyey dastuurka dalka, waxaana uu tixraacayey qudbaddii uu maaxweynuhu shalay ka jeediyey Aqalka Hoose ee Baarlamaanka. Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Facebook Forum