Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo dib u billaabeysa bixinta shatiyada duuliyayaasha


Garoonka Muqdisho
Garoonka Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa waxay sheegtay in iyadoo kaashaneysa Qaramada Midoobey iyo hay'ad Mareykanka ah ay dhowaan dib u bilaabi doonto adeegyadii bixinta shatiyada duuliyayaasha iyo diiwaangelinta diyaaradaha.

Adeeggan ayaa waxa uu Soomaaliya bixintiisa ka maqnaa ku dhowaad 30 sano, waxayna madaxda hay'adda duulimaadyada rayidka ah sheegeen in si loo hirgeliyo arrintaan la qaban doono howlo badan oo adag, taas oo looga gol leeyahay in howshaan ay la jaan qaaddo kuwa dhiggooda ah oo ay bixiyaan dowladaha kale ee dunida.

Wabixin amuurtaas ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA Cabdicasiis Axmed Barrow.

Soomaaliya oo dib u bixineysa shatiyada duuliyayasha iyo diiwan gelinta dayaaradaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00


XS
SM
MD
LG