Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yaa iska leh go'aaminta doorashooyinka dalka?


Iyadoo xaalad kala guur siyaasadeed ah uu dalku galay, islamarkaana ay socdaan wadahadallo la xiriira nooca doorasho iyo goorta doorashada hay'adaha federaalka la qabanayo, ayaa waxaa jira muran siyaasadeed oo ku aaddan cidda iska leh go'aan ka gaarista arrimaha doorashooyinka.

Doodahan ayaa imanaya xilli wajigii saddexaad ee Shirka Wadatashiga dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada Soomaaliya ay qaban qaabadiisu ka soconeyso magaalada Dhuusamareeb.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warbixintan arrimaha ay dooddu ka taagan tahay ku eegaya.

Yaa sharciyad u leh go'aannada doorashooyinka dalka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:30 0:00


XS
SM
MD
LG