Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Xadgudubyada ka dhanka ah warbaahinta Soomaaliya


Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Xarigga iyo xadgudubyada ka dhanka ah wariyeyaasha iyo xarumaha warbaahinta ee Soomaaliya, oo bilihii dhowaa aad u kordhay ayada oo loo marayo cudur-daaro iyo eedeymo kale duwan. Waxaa barnaamijka soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:16:49 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG