Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal culus oo dhex maray dad shacab ah iyo Al-Shabaab


Shabaab
Shabaab

Malayshiyo ka tirsan ururka Al-Shabab ayaa weerar ku qaaday deegaanka Shabeeloow oo 20 km bari kaga beegan deegaanka Bacaadweyne ee gobobalka Mudug waxaana dagaal xoogan uu dhaxmaray ayaga iyo dadka deegaanka.

Dagaalka ayaa lasoo wariyey inuu sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo kala gaaray labada dhinac.

Sagaal qof oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa dhintay, sida ay dadka deegaanka u shegeen VOA. Waxaa sidoo kale la dilay 5 ka mid ah Al-Shababkii weerarka ku qaaday deegaanka Shabeelow.

Faahfaahinta warkan waxaa Gaalkacyo kasoo diray Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Dagaal culus oo dhex maray dad shacab ah iyo Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:01 0:00


XS
SM
MD
LG