Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gobolka Banaadir diyaar ma u yahay inuu maamulo waxbarashada?


Filish iyo Goodax

Dawadda federaalka Soomaaliya ayaa shalay maamulka waxbarashada Gobolka Banaadir ku wareejisay mas’uuliyiinta magaalada Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay xukuumadda ayaa lagu sheegay in ku wareejinta maamulka gobalka maamulka waxbarashada ay ka dambeeyay is-afgarad dhex maray wassaaradda waxbarashada oo horay u maamuleysay iyo maamulka gobalka.

Waxbarashada ayaa ka mid ah mas’uuliyadaha heer gobol, balse xilligan maamulka Goboka Banaadir diyaar ma u yahay inuu mas’uuliyaddaas qaado?

Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Jamaal Axmed Cusmaan uu weydiiyey Prof. Liibaan Xuseen Ciise oo wax ka dhiga Jaamacadda Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:38 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG