Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya: Maxaa diidan in xeer loo helo fal-dambiyeedyada galmada?


Xildhibaanada Soomaaliya
Xildhibaanada Soomaaliya

Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maalintii Sabtidii ee toddobaadkan diiday inay ka doodaan hindise sharciyeed la xiriira sidii xeer looga samayn lahaa kufsiga iyo dembiyada galmada la xiriira.

Mudaneyaashii golaha ka hadlay ayaa sheegay in xeerkaasi uu ka hor-imanayo Diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaalida, oo aysan ahayn in la horkeeno baarlamanka.

Arrintan ayaa imanaysa ayada oo Fal dambiyeedyada kufsiga la xiriira ay kusii badanaya Soomaalia iyadoo aanu jirin xeer ka baxsan kan ciqaabta guud oo lagu qaado qofkii kufsi haysta.

Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixin arrimahaasi ku saabsan diyaarisay.

Soomaaliya: Maxaa diidan in xeer loo helo fal-dambiyeedyada galmada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:30 0:00


XS
SM
MD
LG